Somalia oo ku guuleysatay doorashada Guddoomiye ku-xigeenka Midowga Afrika

Soomaaliya ayaa ku guuleysatay xilka guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Midowga Afrika (African Union) ee dhinanacyada kaabayaasha dhaqaalaha sida Tamarta, Biyaha, Gaadiidka, Macluumaadka Farsamada iyo Isgaarsiinta ka dib doorasho ka dhacday dalka Masar. Kursigaas waxaa Soomaaliya kula tartamayay dowladda Kenya, Wadamada Jabuuti, Itoobiya iyo Koonfurta Suudaan ayaana cadeeyay mowqifkooda ku aadan taageerada ku guuleysiga Kursiga ay … Continue reading Somalia oo ku guuleysatay doorashada Guddoomiye ku-xigeenka Midowga Afrika